Waalidnimada

Websaytku waa sahlan yahay inaad isticmaasho. Waxaad awoodaa inaad ka xulato liistada mawduucyada ku saabsan oo hoos lagu xusay. Waxaad kaloo dhegaysan kartaa qaarkood adoo riixaya bottonka ku yaalla sanduukha dhinaca bogga. Haddii aad doonayso inaad daabacdo, riix bottonka‘ daabac boggaan’ (‘Print this page’). 
Hadba mar, waxaanu daabacnaa mawduuc cusub oo laga yaabo inaad xiisaynayso. Haddii aad doonayso inaad is-qorto si aad u hesho gal warsidaha, ka dibna gal emailkaaga oo dooro bottonka ‘is-qor’ (‘Sign up’) dhinaca qoraallada bogagaan. Waxaanu kuu soo diraynaa macluumaad marka uu diyaar noqdo.